User talk:Scshow
This is Scshow's talk page, where you can send them messages and comments. |
|
Your submission at Articles for creation: sandbox (July 9)
[edit]- If you would like to continue working on the submission, go to User:Scshow/sandbox and click on the "Edit" tab at the top of the window.
- If you do not edit your draft in the next 6 months, it will be considered abandoned and may be deleted.
- If you need any assistance, or have experienced any untoward behavior associated with this submission, you can ask for help at the Articles for creation help desk, on the reviewer's talk page or use Wikipedia's real-time chat help from experienced editors.
Hello, Scshow!
Having an article draft declined at Articles for Creation can be disappointing. If you are wondering why your article submission was declined, please post a question at the Articles for creation help desk. If you have any other questions about your editing experience, we'd love to help you at the Teahouse, a friendly space on Wikipedia where experienced editors lend a hand to help new editors like yourself! See you there! DoubleGrazing (talk) 13:04, 9 July 2024 (UTC)
|
Waxaa magaaladda Melbourne ee dalka Australia uk geeriyooday mid ka mida wasiiradii ugu caansanaa Wasaaradda dowladii Kacaanka iyo Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya Dr. Maxamed Cali Xaamud. Marxuumka ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dowladii Kacaanka ee Siyaad Barre, wuxuuna xilligii ugu danbeeyay ahaa Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, isagoo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladihii KMG ahaa ee Soomaaliya. Dr. Maxamed Cali Xaamud ayaa sanadihii 1988 ilaa 1991-kiid wuxuu ahaa Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dowladdii Kacaanka, isagoo sidoo kale qabtay xilalka Wasiir ku-xigeenka Garsoorka iyo Diinta, Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda. Burburkii kadib wuxuu mar kale noqday Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladdii Cali Mahdi, kadiba wuxuu sanadkii 2000 ka mid noqday xildhibaannadii dowladda TNG ee lagu dhisay Carte. Dowladii C/llaahi Yuusuf ayuu Dr. Xaamud sanadkii 2007 ka noqday Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta Qaranka, kadibna sanadkii 2011 ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda. Dr. Maxamed Cali Xaamud oo muddo xanuunsanaa ayaa la dhigay isbitaalka Northern Hospital ee magaalada Melbourne, halkaasoo uu ku geeriyooday 8-da July 2024. Scshow (talk) 04:51, 13 July 2024 (UTC)