Jump to content

User:Gheri kombe

From Wikipedia, the free encyclopedia

BEELAHA GERI KOOMBE KABLALAX DAAROOD



1ilka xume geri 2 abrom geri 3 aw beere geri 4 case geri 5 cabdi geri 6 aadan yare geri 7 bah gurufle geri.8 xassan geri. 9 siciid geri 10 yaxye geri.11 xayran geri 12 burhaan geri


Hassen waxaa uu dhalay 4 oo kale ah 1. Sheekh Ishaaq 2. Sheekh Abayoonis 3. Sheekh Cumar 4. Yusuf(babul qurux) sheekh ishaaqna waxaa uu dhalay

1. Ibraahiin 2. Aadan iyo 3. Axmed

sadexdooda ilma ishaaq waxaa dad badan ka tagay Ahmed oo ah aabaha

  • Reer Max'uud
  • Muxumed(Bakacsiye
  • Muuse(Muusedaar)
  • Cumar
  • iyo Abdalle

- Abdalle waxuu isaguna ka tagay

1 Bahawiye 2 Cawro 3 iyo Jibriil

shantaa nin ee ilma Ahmed aad ayay u tarmeen waana kuwa ugu tirada badan Gari Koonbe marka oday oday loo abtirsado waxayna dhamaan degan yihiin jijiga iyo nawaaxigeeda. Waxaa isagana sidaa si la'eg dad badan ka tagay Sheekh Abayoonis oo dhalay

1. Sheekh Maame 2. Sheekh Cali 3. Sheekh Dhaa 4. Jibriil 5. Sheekh Muuse 6. Sheekh Ahmed Bare 7. Fiqi yoonis

waxaa xusid mudan in 7 wiil ee uu Abayoonis dhalay in Sheekh Cali Abayoonis uu yahay tirada ugu farabadan marka abayoonis lagu abtirsado waxayna degaan ethiopia, kenya iyo somalia

  • Sheekh Maame waxuu isaguna ugu badan yahay somaliland iyo galbeedka ethiopia
  • waxaa xusuusin mudan in Gariga Wardheer ay yihiin 50 % ay ka yihiin Ahmed Bare intuu dhalay 50 kalena ay degan yihiin banka jijiga, waxaa weheliya oo wardheer degan reer aw Maame iyo tiro aan badnayn oo Abraahiin ah
  • Fiqi yoonis dhamaan waxay dagan yihiin dalka Djabouti
  • Muuse, Dhaa iyo Jibriil dhamaan waxaa laga helayaa Galbeed kililka soomalida Jijiga, gobolka Fiiq, gobolka Afdheer iyo zone Liibaan.

Sheekh Cumar oo la dhashay Abayoonis, Ishaaq iyo Yuusuf waxaa 75 % ay dagan yihiin Baay iyo Bakool somali waana qabiilka ugu farabadan dadka RRA lagu magacaabo ee ku abtirsada 9(09), inta kale waxay dagan yihiin oo lagu sheega kenya. Sheekh Yuusuf Hassen oo lagu naanayso Baabul Qurux inkasta oo sifiican u tarmin hadana waa qabiilka ugu quruxda badan waxayna ku badan yihiin dalka Tanzania waxayna kamid yihiin ganacsatada waa wayn ee dalkaas. N/B. Dadkaas aad aragtaan waxay ka tafiirmeen sheekh xassan oo gari ugu taga odoyga 9 aad ama gari 9 odoy ayuu ka tirsadaa hassen.