User:Galad gurey
Appearance
in dhawaydba hadal gabay anigu kumaanan hodayne ma hikaadin maansooyinkii hoodada lahaaye aan hoorsho maantoo kalay haybad leedahaye
hal abuurka maansadu marbay hooda leedahaye marbay hadalka ugu wayntahoo lagu hikaadshaaye ana maanta waan soo hin jine hoorsha dhagihiina
xada maanso ruuxii yaqaan xaraf ma dhaafaayo ma xumeeyo gabay xaajadiis xaakin weeyaane ana maanta waan soo xuliye xaasha bal iraahda
qofkastoo xumaantiyo yaqan xanafta weedheedba
oo xaasidoo neceb qofkii xumaha reebaaya
oo xariga eebaheen jaraa xaqa ka dheraaday