User:Dr Amiin Goosaar
Wax Ka Ogoow Taariikhda Beesha Moobleen Cismaan.
Waa beel ka mid ah Beelaha Mudulood hiraab,
Beesha Moobleen Cismaan waxay Kamid tahay Beelaha Waaweyn Ee Qoomiydda Mudulood.
Beesha waxaa lagu yaqaanaa ay Caan kutahay Dagaalkii ay Amxaarada kula Gashay TayTayley Oo hada loo yaqaan Balcad Halkaas oo ay amxaaradu kusoo duushay Beesha Moobleen Ayaaa Kujibisay waana Taariikh Caan Ah Oo qoran.
Sidoo kale Beesha Moobleen Cismaan Waxay Caan kutahay Tacabka iyo wax soosaarka Beeraha iyo dhaqashada Xoolaha.
Beesha Waxay degtaa qeyba kamid ah Gobalada dalkeena Soomaliya.
Beesha waxaa lugu yaqaanaa ineey tahay beel lagu bartay Nabadeynta soodhaweynta dadyowga kala duwan waa beel inta badan Beelaha somaliyeed ku barteen wada nolaasho, xasilooni.
Beesha Moobleen Cismaan waa Beel lugu yaqaan kuna caan baxday ineey tahay beel an inta badan lagu aqoonin in aay ka qeyb qaadata xasilooni la aanta ka taagan dalkeena Soomaliya.
Deegaanada ay dagto Beesha waxaa kamid ah
Gobalka Shabeelaha Dhexe Shabeelaha Hoose Iyo Gobalka Banaadir.
Beesha Deegaanada ay dagto kuwana ayada ayaa Caan ku ah oo kaligeed ayaa dagto kuwana waa lala dagaa.
Deegaanada Beesha Kaligeed ay dagto.
1--Qalimoow
2-- Saarsaare
3---Cadayga
4----Jadda
5----Bukuraarka
6----Raaxooy
7----Doondheere
8----Soohinreeb
9----Kaaysaneey
10---Herajaaran
11---Izkaad
12---Calasoow Gaawoow
13---Malakaroor
14---Buulo Caano
15---Tixsiile
16---Gololeey
17---Casirmaal
18----Doomacaday
19----Ceejooy
20-----Jameeco
21------Lawa Gaawaneey
22------Moorajiide
23------Gumareey
24------Baraki
25------Dhumaleey
26-------Garsaale
27----Booroow
28----Koonko
29-----Jadda
INTAAN IYO INKABADAN OO AN QURAAL LAGU SOO KOOBI KARIN BEESHA AYADA AYAA GOONI AHAAN U DAGTO.
INTA LALADAGO.
1---Magaalada Muqdiaho 17 iyo Tobonkeeda Dagmo.
2---Degmada Balcad
3----Degmada Jowhar
Beesha waxay wada dhasheen oo dhalasha ahaan is xigaan
1---Abgaal Cismaan
2---Wacadaan Cismaan
3---Ilaawaay Cismaan
Oo Leysku Dhaho Afarta Cismaan Daarandoolle.
Besha Moobleen Cisaan waxay ukala baxdaa dhowr Jilib
Waxaan soo qadan doonaa labada ugu weyn Ee inta kale kasoo farcameen waana sida tan
1---Magacle Moobleen
2----Abidig Moobleen
MAGACLE
Magacle wuxuu ukala qeybsamaa sadax qeyb oo kala ah
1. Yabar Magacle
2. Xayaale Magacle
3.Cool Magacle
ABIDIG
Waxaa uu ukala Qeeyb Samaa Sedex Jilib oo kala ah
1-- Tolweyne Abidig
2-- Yabadhaale Abidig
3--- Maqalsame Abidig
Siyaasiyiinta Beesha Moobleen Cismaan
2. Prof Maxamed Xasan Nuur ( Jeesto )
3. Mudane Maxamed Xasan Nuur
4. Mudane Amb Prof Mahdi Abuukar Maxamuud
5. Mudane Maxamed Xabdi Ibraahim ( Miirkow )
6. Mudane Nuur Maxamuud Xuseen ( Siidow )
7. Mudane Axmad Maxamed Cabdi Ibraahin ( Miirkow )
8. Mudane Cabduqaadir Ciise Ceymooy
9. Mudane Aadan Cali Xasan ( Jamhuuriya )
10. Mudane Axmed Bariise Xeydar
11. Mudane Cabdisalaan Gacal Cadoow
12. Drs. Farxiya Xasan Xuuti
13. Maxamed Macalin Cabdi
14. Axmed Maxamed Cali
15. Saalax Muudey Cali
16. Axmad Cali Abuukar
17. Eng Jaamac Xuseen Xaanshi
18. Gudomiye Cali Ibraahim Beeshi
19. Yuusuf Nuur Xasan
20. Prof Cabdinaasir Rooble Abuukar
21. Dr. Cabdiraxiin Muxumed Ibraahim Muudey
22. Ibraahim Axmed Daandurey
23. Gudomiye Cabdiqani Cismaan Cali
24. HON Maxamed nuur qalimoow
DHANKA SARAAKIISHA
1. Col. Axmed Cali Xasan ( Jamhuuriya )
2.Gashanle Sare Maxamed Ibraahin ( Eebow )
3. Gashaale Sare Cumar Xuseen Cabdi
4. Col. Muqtaar Muuse Iidow
5. Col. Nuur Muudey
6. Taliya Cabdiraxmaan Cali Xiimay
7. Taliye Cali Mahdi Cabdi
DHANKA DHAQANKA BESHAA WAXAY CAAN KUTAHAY SALDANADA UGAASNIM.
UGAASKA GUUD EE BEESHA WAA UGAAS CABDULAAHI UGAAS SAALAX UGAAS CALI WAANA UGAASKII SIDEED IYO TOBNAAN.
Madaama aan kawada qori Karin waxaa halkaa idinku soo bandhignay khaar kamid ah.