User:Dere M. Dere
Hi, my name is Abdullahi and I will write a lot of Articles in Somali language, and I am a student at
This user is new to Wikipedia. Please assume good faith, remain civil, and be calm, patient, helpful, and polite while they become accustomed to Wikipedia and its intricacies. |
Somali National University.
Daarood
[edit]Daarood (Af Ingiriis : Darod; Af Carabi : ar) waa beel ka mid ah beelaha Soomaalida kuwaasi oo degan Geeska Afrika. Beesha Daarood waxaay degtaa wadanka Soomaaliya , Jubaland Galmudug iyo Puntland wadanka Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Kiinya. Guud ahaan, beesha Daarood waxaa ka farcama reero badan oo ka mid ah Mareexaan: Absame, Harti (Majeerteen, Beesha Darawiish, Dishiishe iyo Warsangali) Lailkase iyo beelo kale.
Daaroodku Wuxuu ku hadlaa lahjad isku mid ah waase jiri karaan waxyaabo yar yar oo lagu kala gedisnaan karo taas oo intii hadba isku deegaanii ay ereyada qaybtood isku si u adeegsadaan'ama ugu dhawaaqaan.
Qaabdhismeedka beesha
[edit]◆ Mareexaan
■ Howrsame
■ Reer xasan
■ Reer faarax ugaas
■ Uur midig
◆ Leelkase
■ Maalismoge
■Muumin Adan
■Mohamed Adan
■ Mohamud Ali
■ Korse
■Fiqi Ismaaciil
■ Reer Ali sheikh
■ Suhure
◆ Harti
■ Dhulbahante
Xusaen Siciid
Muuse Siciiid
Axmed Siciid
■ Warsangali
△ Dubays
△ Cumar
■ Dashiishe
Reer Ugaas
Reer Boqor
Reer Xaaji