User:Deegaanka Daara-salaam
TAARIIKHDA DEEGAANKA Daara-Salaam Maxamed barre DAARA-SALAAM MAXAMED BARRE.
Deegaanka Daara-Daara Salaam Togdheer Somalia waa deegaan dhaca Gobolka Togdheer ee wuqooyiga Soomaaliya. Deegaanka Daara-salaam waxaa Galbeed ka xiga Degmada Qorilugud dhinaca bari waxa ka xiga Harufadhi halka dhanka koonfureed ay kaga beegan tahay Magaalada Buuhoodle waxa ayna isku jiraan masaafo dhan 45km. Taariikhda Magaalada Daara-salaam Qaabiilka Maxamed barre barre hadaan ka sheekeeyo Magaaladaan waxaa la aas-aasay Taariiqdu marka ay ahayd 15-may-2017. Magaalada waxaa lagu sameeyay isku-tashi ay sameeyeen beelwaynta Sacad Maxamed barre sacad maxamed barre kuwaa soo naf iyo maalba galiyay sidii ay u sameysan lahayeen deegaan Maxamed barre uu leeyahay. Abwaan hore ayaa yidhi “. gobonimadu hawl yari ninna kuma helaaye haasaawe jiif iyo hurdo kuma timaadee, Habeen nin aan u guurayn hoo lama yirahdee, Halkay taal waxa kaa xiga holac iyo dab weeye.