Jump to content

User:Cabdiraxman maxamed yasiin

From Wikipedia, the free encyclopedia
  • MAXAAD KA OGTAHAY LIXDA CAALAM EE UU MARO NOOLAHA BANI AADAMKA AHI :*

1: CAALAMKII ARWAAXDA / CAALAMKII BALAN QAADKA . 2: CAALAMKA UUR JIRKA 3: CAALAMKA ADUUNKA AMA CAALAMKA IMTIXAANKA WAANA HALKAN AYNU KU NOOLNAY HADA. 4: CAALAMUL BARSAKH WAANA HALKA AY KU JIRAAN DAADKII HORE UDHANTAY ILAA NABI AADAM KA SO BILOOW IYO CIDKASTOO AAD GARANAYSO OO DHIMATAY. 5:YAWMUL QIYAAMA /MAALINKA XISAABTA /MAALINKA KALA BAXSASHADA / MAALINKA MURUGADA . MAALINKANI WAA HAL MAALIN OO KALIYA LKN HALKIISA MAALIN AYAA WAXA UU U DHIGMAA 50,000 OO SANADOOD. 6: WAA CAALAMKA U DANBEEYA EE LAGU KALA LEEXANAYO HALKAAS OO AAN WALIGEED LAGA SOO NOQONAYN LAGANA DHIMANAYN. WAA JANNO AMA NAAR. ALLE HA INAGA DHIGO KUWA JANOOYINKIISA QURUXDA IYO QAAYAHABA LEH UU UU GEEYO . AAMIIN .AAAMIIIN. AAMIIN .

BARAARUJIN: ANIGA IYO ADIGUBA AKHRISTE WAXAYNU SOO QAADANAY LABA MARXALADOOD INAGOO BADHTANKA KAGA JIRNA MAR XALADII SADEXAAD.

AKHRISTE 6 DAA CAALAM KEE AYAAD JECESHAY INAYNU MAWDUUC KASOO DIYAARINO .KOLAYBA WAYNU WADA DIYAARIN DHAMAANTOOD HAYEESHEE SIDEE AYAYNU USOO KALA HORAYSIINAA. MAHADSANIDIIN.