Jump to content

User:Ahmed Omar Osman

From Wikipedia, the free encyclopedia

Axmed Cumar Cismaan ( Axmed Kaari)

Axmed Cumar wuxuu ku dhashay degmada Beerxaana khaas ahaan Libi Qalooc sanadii 1989 bishii Luuliyo.

Ka dib markuu dhacay dagaalkii sokeeye , Axmed wuxuu u qaxay dalka Kenya gaar ahaan xerada qaxootiga ee Dhadhaab.

Axmed wuxuu waxbarashadiisa dugsiga hoose billaaway sannadii 1997di, wuxuu u barmoosay dugsig dhexe sannadi 2000ki wuxuu sidoo kale u barmoosay dugsiga Sare sannadii 2004 ta taas oo dhammaantood ku qaatay Xerada qaxootiga Dhadhaab gaar ahaan Ifo.

Axmed Cumar wuxuu ku biiray jaamacadaa Mount Kenya University (MKU) Sannadii 2012 ka wuxuu na bogay sannadii 2015ka isagoo soo qaatay kooraska Development Studies darajada koowaad (Bachelor's degree).

Axmed wuxuu sannadii 2016 da ka shaqo bilaabay Dowlad goboleedka Jubaland gaar ahaan Wasaaradda Boostada , isgaarsiinta iyo teknolojiyadda isagoo ka qabtay xilka agaasimaha iibinta iyo Saadka (Procurement and Logistics).

Axmed wuxuu sannadi 2018 da noqday sama falle o wuxuu ka shaqo billaabay Hey'adda Qaxootiga Danishka isla qeybta Saadka iyo iibinta oo ilaa hadda la shaqeeyo.

Bishii August, 2020ka Axmed wuxuu ku dhawaaqay Musharrax Xildhibaan kursiga HOP# 028 oo fadhigiisu yahay Kismaayo.

Axmed wuxuu haatan ku howlanyahay ololaha siyaasadda.