Jump to content

User:Abdifitah Faadhigo

From Wikipedia, the free encyclopedia

MAXAMED ( CEYR ) MADARKICIS HIRAAB

Cayr waa beel ka mid ah bahweynta Habargidir ee

Hawiye  . Waana wiilkii ugu weynaa ilmihii odayga Madar kicis hiraab. odayga Cayr magacisi waa Maxamed  waxaa dhashay hooyo

Caasha Kaarshe Wadalaan , Beesha Waxee u Kala baxaan

1-Habar eji

2-cabsiiye

3-Xasan samadoorte

4-sabuux

5-yabardhowrakace

6-ayaanle ugu Badan

7-babanshe

8-yabadhaale

9-reer caalin

10-suubiye

Besha cayr waa beesha ugu badan uguna balaaran habargidir Waana halka ay ka timid maahmaahda ah (Cayr iyo ciida ayaa eg). Waxay degtaa beeshu Dowladii MSB Soo Dajiyay Dadkii Abaaruhu Kudhufteen, sida Kuwii La Dajiyay Dajuma ee Gobolka Jubbada Dhexe , Waxaana Loo Yaqaan Cayr Koonfureed. iyo qayb ka mid ah dhulka Somal Sidoo kale beeshu waxay degta gobolka Sool sida degmada Adhicadeeye, waxari kacday, iyo Qararo hawiye oo jifidda reer fiqishini degto. Beeshu waxay kaloo laga helaa caasimada somalia ee muqdisho. Magaalooyinka ay ka degaan gobollada dhexe ee soomaaliya waxa ugu caansan Matabaan, Guri-ceel, Dhusamareeb, Mareergur , Balanbal,

Xaradheere .Gudaha itoobiya sida Talabaar, Shilaabo, Mustaxiil, qalafe, iyo isma-dhaqo

Ka qayb qaadashadeeda horumarka wadanaka

Gaar ahaan muqdisho beeshu waxay qayb libaax ka qaadatay dhisida kaabayaasha dhaqaale, iyadoo keentay waxyaabo horumar gaarsiiyay wadanka iyo caasimadiisaba,

Mediayaha

Beesha waa beeshi ugu horeysay ee magaalada muqdisho ka furta idaacadaha ugu madaxa banaan geeska africa sida Horn-Afrik , Shabelle,

capital voice, STN , iyo kuwo kale.

Adeegyada daruuriga ah

Besha waxa lagu tiriyaa dadka ugu horeeyay ee dalka keenay ama soo celiyay adeegyada daruuriga ah ama lagama maar maanka ah sida isbtaalada hooyada & dhalanka Banaadir , Shifo Hospital hurwaa, Dawoyinka sida SHIFA pharmacy , Cuntada sida Warshada burka iyo badarka ee sahal (waxara cade), warshada Omada iyo saabunta Dalsan, iyo warshad shaambada Ifka xalane , dhinaca xawaladaha olympic, dhinaca korontada Som-electric ,

Isgaarsiinta

waxaa si weyn loogu xasuusan karaa Shirkadaha isgaarsiinada Interneyada sida: Global internet , iyo

Stanard internet , waxay kaloo masuul ka ahaayeen shirkada Coca-cola . beesha waxa kaloo aan ku xasuusan karnaa dadkii ugu horeeyay oo keeno isgaarsiinta ey dadka ku wada xiriiraan tan markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee soomaaliyeed taasoo bulshada soomaaliyeed aad ugu riyaaqday furida shirkadaha telefanada

TELCOM SOMALIA [4] iyo Nationlink [5] waxey beesha ka shaqeysay sare u soo qaadida iyo hormarka ummada soomaaliyeed tan iyo markii ey meesha ka baxday dowladii dhexe ee soomaaliya.

SIYAASIINTA BEESHA

Beeshu waxay leedahay dad caan ka dhex ah ummada soomaaliyeed Sida: Siyaasiyiin, janaraalo, Ganacsato, Odayaal dhaqameydo, Culuma'udiin, Aqoonyahano, Fanaaniin, Abwaano, & Ugaasyo.iyo wax garadka fara badan.

'''Dadka Magaca & Mamuuska Ku Dhax Leh Beesha Ceyr Dhaxal Galkana U Ah'''

CabdiQaasin salaad xasan . Madaxweynihi hore Dowladii TNG SOMALIA. Ahne wasiirkii hore ganacsiga Dowladii dhexe somaliya

Adan Ahmed Omer[( HIRAD)...' aqonyahan'Agaasimaha guud UNFCR TA EE DALKA TURKEYGA.

Ugaas Xasan ugaas Maxamed ugaas

Xl.Eng yusuf hassan ali (gacal)

Jeneral xusen cayrow

Gen/Shekh Yusuf maxamed siyaad indhacade

Agaasime  Barre Maxamad Muuse

maxamed Nuur GALAAL. [9]

Abdi jaamac Abtidoon Gud, Ganacsatada Cayr

Jeneral Maxamed Rooble Jimcale (Goobaale)

Sheikh C/qadir Sh Maxamed Rage

Cabdi Shakur Sh Xasan

Eng abdulkadir bahdon

Cabdulqaadir Mire Dhiif - Aqoon yahan

Nabadoon xaaji maxamed daleel

Nabadoon diiriye cali abtidoon

Nabadoon xasan axmed canshuur

Nabadoon Dahir Maxamed Geedi

Prof Yuusuf Garaad cumar [10]

Prof cabdirahman xaashi xasan

Hussein Osman Nur (Aqoonyahan) (Agaasimihii hore ee Wasaaradda Macdanta, Biyaha, Batroolka iyo Tamarta)

Mohamud Abdi Farah (caseeyr) (Xoghayah Ururka Bisha Cas Ee G/BANADIR

Mohamed Mukhtar Sheikh(Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Galgaduud)

Mohamed Ali Ahmed Canshuur( Mohamed Yare)

Dr.C/risaaq Xasan Cali (Agaasımaha Isptaalka Banadadir)

sayidali tahliil warsame [,, ,Aqoonyahan ] ...Ahna gudoomiyaha midawga ardayda.. ] [hiiraaan ]

Bashir Omar Abdullahi ( Pilot)

Dr Cali Xasan Diiriye

Axmed Cali Adan

AQOONYAHANIINTA BEESHA

Macalim Jaamacadeed - Hogaamiye Ururo Dhalinyaro

Cornel shandiile

Saciid axmad coloowQolka som           Abdihafiid  maxamed xirse (gud,  protocolka gobolka banadir)

Dr Miski Mohamed Mohamud (health science )

Jeneral Clali xaashi baraale(cali afweyne)

Janaral nuur taqsiin

kornel seeraar

Xildhibaan maxamud cabdulahi waqaa

Kornel cali dheere

Yuusuf Max'd siyad (Indha cade)

Saciid Goleey

C/Raxmaan Cabdi Shakuur warsame

Sıcııd Garıısh

Caaqil Axmed Salaad Kulmiye

Maxamed Cabdule Deylaaf , (ganacsade)

Ganacsade cabdullahi xasan jamac  sululuxo

Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed Wsa

Sheikh Maxamed Axmed Rooble ( Boqol Soon )

Allaya Raxma

Sheikh Cabdiraxmaan Axmed Rooble (boqolsoon walaalkiis)

Xuseen cali Salaad

Sh Xusen Maxamud jimcaale Xuseen Dhere

Maxamuud Xaashi

Abdulkhadir Aroma (Qoraa caan ah)

Bashiir maxamed xirsi ( qoraa caan ah )

Eng Yahye Dahir Mohamed Caalim

Cabdi Nuur Darmaan

Korneel maxamed xaashi cawaale

Xassan Mire Dhaaf

Xuseen Goleey (Ganacsade)

C/laahi Xalane Dhuxuloow (guddoomiyaha degmada baraawe)

Caaqil Xasan cilmi yaxye [17]

Maxamuud Cabdı Cameey

Abdifatah Afyare Ali orey( Aqoonyahan) wax ka dhiga jaamacadaha dalka

Caaqil Cabdi Xayla Kooshin

Sh Cabdi Raxmaan Maxamud Geeda Qoroow

Xasan Maxamed Nuur Qalaad

Axmed Mire fafaale

Cawil Mohamed Suudi (Gudoomiyaha Guud Ee Dhalinyarada Beesha Ceyr)

Maxamed cisman caroos afahaynki xisbi islam

Ganacsade jibriil Xasan Maxamed

Ahmed Cabdi salaan Xaaji Aadan  (Ambasador) iyo madaxa Horn afric

Agaasime Mohamed Mukhtar Sheikh Mohamud(Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Galgaduud )

Ganacsade C/raxmaan Cali Jaamac Dakhare

Sh Axmed Maxamed Saleymaan

Ganacsade Cali Muuse Aadan

kornel guure cismaan

Abwaan Bashiir maxamed xirsi (qoraa caan ah)

Abwaan geele Ismaaciil Ibrahim (Geele Faruur)

Abwaan Xasan Garaad Warsame

Ganacsade Xasan Jaamac Aadan (Bin Xasan)

Dr Maxamed Adan warsame SHAHIID (madixii Muasasada Benadir University).

Dr. Salad Farax Gutale

Dr Abdirahman Hashi Dhiif

Dr Cilmi Yuusuf

Dr cabdirahman xaashi xasan

Dr xuseen ali cimcaale

Dr Cabdi Cabdul Qadir (orthopedic)

Dr C/Qaadir C/raxman Xaaji Aadan maamulaha jaamacada jaziira iyo Real Dentel Clinic

Dr.Lul Maxamuud Maxamed ( pediatric specialist) hooyada dhaqaatirta da,da yar.

Mohamed Ali Dhore (siyaasi yare )

Dr.C/raxmaan Xuseen Cosoble (gynecologist)

Col Maxamad aadan jimcaale Koofi (Taliyaha Hay'ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya)

Dr C/kariin Xasan Jamac (Dr Asparo)

Dr. Bashir Suryare

Dr. Liban Xusen Wehliye ( Master of General surgery, master of public health, agaasimaha isbitalka AYAAN )

Dr. C/qadir Ciise Diiriye ( madaxa caafimaadka isbitalka MUQDIHO CITY ).

Dr. Cabas Xaaji Cabdul maciid

Dr. Maryama Cumar Salad

Xaaji Maxamed Axmed Liibaan Axyaa Wadani

Allaya Raxma

Caroole Maxamed Kali Allaya Raxma

Dr. Fartun Orey

Dr. Axmed Mahdi (Agaasımaha Ispıtaalka Galgalduud)

Dr. Axmed C/qadir C/qaadır Cali.

Dr Xasan Suleyman

Dr. C/raxman Cisman (Sharif) Agaasimaha qeybta carrurta ee SOS

Dr.Mowliid Abdi Muxmed Daqaf

Dr Maxamad Axmad cali(shinbirey)

Dr. C/raxim Sheikh Nuur Nageye (pharmacologist)

Dr.Cubayd Daahir Aways

Dr Ahmed mohamd cawaaale ( cawaale mire) Alla ya Raxma

Dr.Maxamed Sh.Cismaan Raage.

C/raxman Cabdi shakuur Warsame.

Mahad Maxamed Salaad (wasıır)

Xildhibanad Jawaahir

Xasan dhimbil Warsame

C/samad Macalin Maxamud (Wasıır)

C/llaahi Nuure Awdıını (Dhabshııl)

Ganshalne sare xusen cali wehliye cirfo

ganacsade, mr cabdulahi salad molif

ganacsade , gama salad dhegaqaal

Kornel/Shekh Xasan Daahir Aweys [20]

C/raxmaan xaashi xassan

Abukaate cabdi salaad cabdullaahi xiireey (xiireey)

korneel maxamed faarax maalin (BISBAAS)

prof Maxamad Nuur Xalane (Xalane)

Prof maxamed cabdulahi xasan gud , malaysia

prof Abdiraxman Mohamed Osman (ukun)

*Nabdoon (Xasan Ciyoow Jimcaale)

C/raxmaan Macalin Axmed Ablaal (milkiilaha schoolka ablaal xubina ka ah aqoonyahanada aas aasay jaamacada uniso(university of somalia) kana tirsan ( hay' ada waxbarashada ee maxaliga ah (Schools Association For Formal Education)

prof Cumar Salaad (aqoonyahan) Alaya Raxma

Iyo rag kalo farabadan.dr abdi abdulkadir musse .

C/qaadir OROMO ( qoraa run sheeg ah)

sh xuseen salaad molif ,< gudoomiyaha deg

Guriceel>

Gudomiyahii degmada xamar jajab qoorleex

sh maxamed shaakir ali xasan

Dr Mamaxed nuur diini wasiir galmudug

mohamed Dirir Hassan Ciid (Stepney Community Office in UK)

FANAANINTA beesha

Sacdiyo Siman

Xasan Adan Samatar

Salad Maxamed Shardi Salad Darbi

Abwaan maxamed maxamud tubaako

Abwaan Xasan Maxamed Maxamuud (Xasan Jecyl) ALLE YARAXMA

Nuur Eebow Allah ya Raxma

C/laahi Boqol

Mustaf Rasta

C/Salan Bada Cas

Xaliima Khliif Cumar  Alaya Raxma

Raxma Ruuxi

fatima Haryan

Fartuun foos

Xawo Dagan

Qaali Ladan

Jihaan jalaqsan

Xasan

WARIYAYAASHA beesha

Yuusuf Garaad Omar Former BBC Manager

Cumar maxamuud cali cumar Aljaziira

maxamed maxamuud cade BBC

Yahye Cali farax SNTV

Maxamed Axmed Xaaji Cagma Dhige Ama Cagta Xaaji Universal Tv

abdi Aziiz Afrika SNTV

Abdi Naasir Hirsi idle Horn Afrik

Bashiir Ugaas

Maxamed Maxamuud Dhore Former BBC

Hassan Sheikh Ahmed cade Somali Chanel Former Horn Afrik

Muxudiin Macalin Cabdulle MMC SNTV

Mohamed Ahmed Dhore Geescad Writter Website

Yuusuf Xasan BBC

Abrisaq Mire Dhoore Horn Cable Tv

Axmed Cali Kaahiye SNTV

Maxamed C/xakiin Buunka SNTV farsamiyaqaan

Abdifatah Mohamed Elmi Horn Cable

Cali Baashi C/laahi Cabdi Agaasimaha Radio Mustaqbal

Axmed jaakat Former Horn Afrik

Sacdiya Cabdiraxmaan Cabdule Garabey Horn Afrik

Kaati Ciise BBC

Fadumo C/laahi Sh Axmed'nuur Xaaji Aadan Former radio Kulmiye

Ahmed Weli Hussien Mahamud goobjoog News

Bashiir Mohamed Saadaal Qoraa Dhanka siyaasada

Mohamed Abdi RADIO MUQIDISHO DHUSAM

ABWANADA beesha

faarax shuuriye

kulan xassan jurun

Jaamac qabaruug

Geele faruur

abwaan guure

Abwaan Dhuungaal Farax Barre

Abwaan Maxamed Cumar Nidaamiye

Abwaan Dhuunkaal

Abwaan Cabdi Xiish

Abwaan Dhicis Illey